Geplaatst op 26 Reacties

cream wajiga haaro ha ka Dha qaaya o Dhal Dhalaal kaDhigaya

cream wajiga haaro ha ka Dha qaaya o Dhal Dhalaal kaDhigaya


Vitaminstore.nl

De beste Nederlandse online gezondheidswinkel voor:

Veel mensen zoeken naar:

==>> Bezoek Vitaminstore.nl



 


Vitaminstore.nl

De beste Nederlandse online gezondheidswinkel voor:

Veel mensen zoeken naar:

==>> Bezoek Vitaminstore.nl



 

26 gedachten over “cream wajiga haaro ha ka Dha qaaya o Dhal Dhalaal kaDhigaya

  1. Waw faduma shugran abayo

  2. Masha allah xbti shukran waaba loo baahnaye jazakallah qaali asxby isoo booqda subscribe iisaara adinko mahadsan

  3. Asc Maasha Allah walaashey caadi maaha horey usoco guuuuuuuuul.

  4. kalaamudo noo soo gali sida loo sameeyo.

  5. Mansha Alaha kubarakeyo GacantadaAmin Abayo manka lagu masaajeyoHabeenki wajiga maloo deynaMise laga dhaqayaaImisaase lagu haynayaa wajiga?

  6. Saleyda ma leys ka dhaafi karaa safcn igu sharax xbbti iyo malabka

  7. Mansha Allah xabibti horay usoco

  8. Masha Allah ilahy gacnta haku barakeyo

  9. 65 qaaliye guul shukran waka faaidnay

  10. Sxb haase. Cadawgaaga ha jabo kor mrwalbo

  11. Manshalah manshalah aniga Haro leh waan diijabiin fadumo haday I cawiiso waan ku soo sheeg Inshalah

  12. abaayo indha ha hoostoda mamarinkara

  13. Masha allah abaayo gacantada ilaahey hakuu barakeyo

  14. Masha allah wan ka heley qaali

  15. Abayoo telkaga isoo qor faadumo cadey

  16. Shukran mcnto qayr alaha kusiiyo

  17. Kkkkkkkkk caadi ma tihid Sxb ku soco

Geef een reactie

Het e-mailadres wordt niet gepubliceerd. Vereiste velden zijn gemarkeerd met *